Beesha caalamka oo War ka soo saartay dorashada Madaxweyne Xassan Shiikh (Akhriso)

WAR SAXAAFADEED Saaxiibada Beesha caalamka* ee Soomaaliya waxay Xasan Sheekh Maxamuud ugu hambalyeeyeen doorashada loo doortay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaan Madaxweynaha xilka ka sii degaya Maxamed Cabdullaahi ‘Farmaajo’ uga mahadcelineynaa sida uu u fuliyay dhaqanka siyaasadeed ee Soomaaliya isagoo si dhakhsa ah u aqbalay natiijada doorashada, una ballanqaaday inuu garab taageeri doono madaxweynaha dhaxli … Continue reading Beesha caalamka oo War ka soo saartay dorashada Madaxweyne Xassan Shiikh (Akhriso)